DAWLADNIMADA CASRIGA AH IYO HAB-NOLOLEEDKA BEELEED: Iswaafajin Suurtagal Ma Tahay? - MUKHTAR MAYDHANE

Mukhtaar Xassan Maydhane muxaadaradan waxa uu ku lafagurayaa doodda ku  sahabsan waydiinta uu ciwaanku soo gudbinayo oo ah dawladnimada casruga  ah iyo hab-noloeedka beeleed ma la is waafajin karaa?   Kulankani waxa uu ka mid ahaa kulan aqooneedyadii la socday bandhiggii  buugta Baraarug ee Hargaysa ka qabsoomay Jan 2018.   Bandhigga #BuugtaBaraarug oo ay fulisay Madasha Baraarug waxa uu daahfur iyo bilaw u ahaa silsilad bandhigyo buugeed oo madashu qorshanayso in ay fuliso. Halkan ka daawo https://www.youtube.com/watch?v=4Au97-49msA&list=PLAo8C7v1VHrVbTDWvv9TZtnzppEC3Kh0R&index=6&t=0s

Om Podcasten

Madasha Baraarug waxa ay agaasimtaa bandhigyo buugeed hadafkoodu yahay buugaag tayo leh in uu ka helo akhristaha Soomaaliyeed. Bandhigyadan oo si joogto ah u qabsooma, waxa ka baxa cashirro/muxaadarooyin aqooneed oo muq leh. Halkan ayaadna ka dhagaysan kartaa cashirradaas.