DAWRKA TACLIINTA SARE AY KU LEEDAHAY AQOON-SOO-SAARISTA | DR. MAXAMAD JAAMAC MADAR

Dr. Maxamad Jaamac Madar waxa uu muxaadaraddan kaa jeediyay bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa  lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda,  Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo: https://www.youtube.com/watch?v=TVgXeAOqFk0&list=PLAo8C7v1VHrWFECwj9sgQ_j62Dl3IvEz5&index=4&t=2s

Om Podcasten

Madasha Baraarug waxa ay agaasimtaa bandhigyo buugeed hadafkoodu yahay buugaag tayo leh in uu ka helo akhristaha Soomaaliyeed. Bandhigyadan oo si joogto ah u qabsooma, waxa ka baxa cashirro/muxaadarooyin aqooneed oo muq leh. Halkan ayaadna ka dhagaysan kartaa cashirradaas.