XULASHADA BUUGTA BARAARUG IYO ARRIMO KALE | CABDILLAAHI RAAGE IYO SUHAYB CABDIRAXMAAN

Baraarug Books: Kulammada Bandhigyada - En podcast af Baraarug Books

Kategorier:

Cabdillaahi Raage iyo Suhayb Cabdiraxmaan  waxa uu kulan kaa jeediyeen bandhigga #BuugtaBaraarug oo Hargaysa ka qabsoomay May-2019, bandhiggan oo muxaadarooyinkiisa  lagu darsay arrimo la xidhiidha Daraasadaha Soomaalida, Sooyaalkooda,  Mawduucyadooda iyo Duruuftooda. Halkan ka daawo