SE05EP02 Jilaaga Filinka Xaaska Xabaalqodaha
Codka Ubax - En podcast af Ismaaciil C Ubax

Kategorier:
Send us a text Cumar Cabdi Nuux waa jilaaga filinka caanka ah ee sannadkii u dambeeyay adduunka qabsaday. Waxa aannu kala sheekaysannay hayaankiisa jilaanimo, dariiqii loo maray filinkan u dambeeyay iyo guud ahaan waayaha ku gedaaman curinta filimaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan! Support the show