106 Episoder

  1. Wax walibo waxay leeyihiin ka hortag,ama joojin!!

    Udgivet: 20.9.2025
  2. Waa maxay Barbaarinta iyo Muhiimadeeda,ay leedahay?

    Udgivet: 13.9.2025
  3. Wax badan ka ogow,wax barashada Austria,wax marti noo ah,macalin Taajir Abdullaahi.

    Udgivet: 30.8.2025
  4. Ilmaha Teenager,saamaynta ay ku yeelato kalataga Waalidiintood!

    Udgivet: 22.8.2025
  5. 10 Sano kadib, yaad ka sugeysaa inaay ku badasho?

    Udgivet: 15.8.2025
  6. Dadka qaar ayaa sugayo, fursad ay kugu isticmaalan!! ee iska jir!!

    Udgivet: 9.8.2025
  7. Xaquuqda Islaamku siiyey Haweenka!!

    Udgivet: 1.8.2025
  8. Waa maxay sababta ay muhiim u tahay amaanta?

    Udgivet: 17.4.2025
  9. Waa maxay Dareen khaadasho? Emotional Blackmail?

    Udgivet: 5.4.2025
  10. Ma ogtahay, Dadku Adiga ayay kuu baahan yihiin,Adiguna waad u bahan tahay?

    Udgivet: 15.3.2025
  11. liidashada daruufaha ama edeynta dadka kale,Maskaxda dhibanah ah!!

    Udgivet: 2.3.2025
  12. Matahay Qof fahmikaro Dadka kale shacuurtoda,ama Baahiyahooda?

    Udgivet: 22.2.2025
  13. Sideen ku ogaan karaa,Qofka saxda ah ee igu haboon?

    Udgivet: 16.2.2025
  14. Ragu way is beddalaan,Guurka ka dib?

    Udgivet: 9.2.2025
  15. Waxaan doonayaa inaan Guursado,lkn halshardi ayaan wataa?

    Udgivet: 1.2.2025
  16. Samee xisaab xidhka noolasha, Si Aad naftaada u barato!!

    Udgivet: 12.1.2025
  17. Haddii aad tahay isla Qofkii 2 Sano ka hor, weli waxaad tahay Qofkii aad ahayd!!

    Udgivet: 5.1.2025
  18. Mabaad'iida akhlaaqda,sida Caqiidad iyo Qoomiyad!!

    Udgivet: 14.12.2024
  19. Qiimahaaga ma go'aamiyaan Dadka kale ee Adiga ayaa go'aamiyo!!

    Udgivet: 19.10.2024
  20. Farqiga u dhaxeeyo Guurkii hore iyo kan haddajiro!

    Udgivet: 12.10.2024

1 / 6

Hadii Aad doonayso Qoys Qurux badan Farxad ku dhisan waa inaad Qorshe u samaysaa ? Sido kale waa inaad la timaado Habdhaqan wanaagsan iyo Tababarid wanaagsan. Halakaan waxaan ku so gudbiyaa Qabka loo Qosheeyo Arimaha Qoyska iyo Farxada Qoyska Dhirigalinta Walidiinta iyo Tarbiyada Caruurta, Afsomaali. (in English) If you want a beautiful and happy family, you should make a plan. You should also come with good Attitude and Good Training. I hereby submit to you the draft of the Family Matters and Family Happiness, Parenting and Child Education, Somalia.